awood malaha aadmigu waa udub dhacaayo ruuxna ooli maayee 2x
arimadan i haysee uurkayga gubaysa adoo i ogaano ilmada tirin 2x
ooniyo dhibtaan qabo ma iilkaan la galayaa 2x
inan yahay hadii aanad aduunyadan wax ii qaban ifka aad wax ii tariyee 2x
igu kali adkaato iigu egto oo i tabaynoo inaan kuu il daranahay 2x
ooniyo dhibtaan qabo ma iilkaan la galayaaa 2x

Exit mobile version