habeen iyo dharaar adaan kugu hamiyayaaa hurdo kaa maladoo aduunba i horjooge 2x
kugu habsaamo intaan kugu hadraayaa kaba hadhay asaagay 2x
waanad ila laba hayee ma anigaa habowsan hilinkii toosnaa hareer maree 2x
cadkiyo jee cidla kaaga hesaa humaagaaga i hor joogo sow haaban waaye 2x
i haleyso i helaysoo gugaa galaybaan haraad kugu go,aaaye 2x
waanad ila laba hayee ma anigaa habowsan hilinki toosna hareer marayee 2x

Exit mobile version