miyaan kuu waramay wali
inuu wabiga caashaqu
I wadaafinaayoo
waayadanba i sido

taan u wareere dadyow u wiiqmaay
duni aan u waayoo waqti iiga waabshee

qoraxdii wareegtiyo
waagii iftiimaba
naftaan waaniyaayoo
walwal aan u diidaa

Exit mobile version