nin jacylku diloodoo
daganeey waxaan ahay
uu ku reebay diiif badaniyo
daal aan dhamaaneeyn
dumartaan ka doortiyo
dookhaygu uu raaciyo
dawadaydee tii ahaydee
dumar ugu filroonaydee
mar hadaad i deeqdayoo
kuu sheegay waxa i dran
inaan kula dalxiiso
ayaan aniga doonanayaaye
daganeey aniga kuma dayn karaayee
daganey dabcigaagan kugu doortaye
daganeey jacaylkeena soo daadahee
daganeey ma i caawin uun aniga daganey

nin jacayl uu dreemoo
inta dunida joogta kuu jecel
danahaaga waad ogaan lahayd
adna daganeey i daawee
doonistaada waan duloobee
dayax baan ahay aniga
dagdag waaye daandaansho
waan ku dooogsanaynaayee
janada aduunka iyo
dunida xareedaa iyo
durba daandaansho
ayaan dhex damaashadaynaaye
daganeey aniga kuma dayn karaayee
daganey dabcigaagan kugu doortaye
daganeey jacaylkeena soo daadahee
daganeey ma i caawin uun aniga daganey

Exit mobile version