deeqaay aduunyada
inaan adiga ku dooqdoo
intaa kugu ducaystoo
dadka ilaashado
daah kaama saarnee
ila dooro caashaqa
laabtayda kuu dihan
misane kugu dulmeerte
aduunyada ku dooontee
naftaydan ku daalacan
haku damac adeegane
ma ila dadab galaysaa xabiibi

dahabkii iyo luulkiyo
waxaad iila doortahay
basharkaa dulqaadkee
daacadnimo u dheertee
dumar ugu saraysee
aadmuhu u duurxulo
laabtayda kuu dihan
misane kuugu dul meertee
aduunyada ku doontee
naftaydan ku daalacan
haku damac adeegane
ma ila dadab galaysaa xabiibi
naftaydan ku daalacan
haku damac adeegane
ma ila dadab galaysaa xabiibi

Exit mobile version