VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Eedo - Lyrics

eedaan la yaabee arxankedu darana islaamnimada gudnimo ma ilaalinaysee ishay kugu gubtaayoo afkay kaala dirirtaa kuma saarto adhaxdoo eray waxay tidhaahdaa alla qaadkaan maxa dhigay agtaydi wiil haduu afarjiroo hooyadii uu waayaa aabo kuma ogaadee edoo kuma daryeeshee ul bay kula dhacdaa adoo oon ku hayaa itaalkaagu daran yahay oo ila xareed badan indhuhu ay u muuqdaan aad inaad ku aadiyo awoodaadu heli karin markaad oyso leelkii hooyo hakuu adeegtee kuu urado baxaysee aamus kugu idhaahdee wiil haduu afarjiroo hooyadii uu waayaa aabo kuma ogaadee edoo kuma daryeeshee ul bay kula dhacdaa
Queue is empty
-- / --