waa hadiyo heestuye
hadal yuu ku dhaafine
hagaag may maqlaysa
huunooy daraadaa
hurdadii ka go,ayee
waxaan hibanayaa wali
halkii aan ku kulaniyo
hasaawaheenii
habeenkii isniintee
haloow haloow haloow

hamham bay baxaysoo
hoos baad u hadashoo
ma hoygaa l a joogaa
hamigiyo kalgacalki
heersaruu ila gaadhee
waxaan hibanayaa walo
halkii aan ku kulaniyo
haasawaheenii
habeenkii isniintii
haloow haloow haloow

Exit mobile version