naftaa muhatoon damqayn
haday meel dheer jirtoo
masaafo iyo buuro hawd
maqnaanshuhu waa dilaa

farxada maanacoo jarjara
maankana sahwi kuugu xidha
imana magan kaaga dhiga
hadaan samir lagu mitidin
farxadu waa maalin qudha
mutigu wuu kula hadhaa

marwooy muxibada jacayl
adaa ila meel marshoo
maciin iyo dhabar adayg
ku muujiyay niyad samaan

maqalka soo mari hawada
murtida khadka iiga tiri
micnaha message iigu reeb

Exit mobile version