axiyo soo baratay ciil
markii qarankeenu dumay
qurbaha goortaynu nimid
qoysiyo reer nooma daginee
hablow hadaan laydin qabi karayn
qushiyo waa yeelkadiin
ra'yiga aan anigu qabo
qaladka nimanka iska leh
qaadiroo maalintii hurdo
hawshoodii qaban karayn
ragow hadaad quustihiin
qushiyo waa yeelkadiin

qiyaasta sidaan ku qabo
gabdhihiba qalad fahmoo
qadarin nimankoodiyoo
qalooc dumarkeeni noqoy

qaabkii guurkii horiyo
qorshihii noloshaa badalay
raguna uma qabo sidaa
qaabkiibay wali hayaan

heestani waa qaylo dhaan
qof waylba way taabatoo
qaxarku wuu sii badatoo
maxaa laga qaban karaaa
ragow laga qaban karaa
habloow laga qaban karaa

Exit mobile version