VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilmadaydu - Lyrics

Markaan ku yar waayo Dareemo maqnaanta Anoo murug buuxa Maxay ilamadaydu U qori magacaaga Maxay ilamadaydu U qori magacaaga 2x Qalbigu ma mabsuudo Ileen mana maarmo Qalbigu qalbigu ma mabsuudo Ileen mana maarmo Markuu qof jeclaado Ka muuqan agtiisa Ileen mana maarmo Markuu qof jeclaado Ka muuqan agtiisa Adoon iga maadsan Mar kale i culeysin Miyuuna awoodin Inuu maankaagu Mar qudha i xasuusto Adoon iga maadsan Mar kale i culeysin Miyuuna awoodin Inuu maankaagu Mar qudha i xasuusto Mar qudha i xasuusto Mar qudha i xasuusto Markaan ku yar waasho Adoon magacaaga Anoon marna daynin Maxaad bal jacaylka Macaan bal uga dhaaran Maxaad bal jacaylka Macaan uga dhaaran 2 Kalgacal ma hagaago Ileen mana muuqdo Markuu qofba waayo Miciin u ahaada Ileen mana muuqdo Kalgacal ma hagaago Markuu qofba waayo Miciin u ahaada Adoon iga maadsan Mar kale i culeysin Miyuuna awoodin Inuu maankaagu Mar qudha i xasuusto Adoon iga maadsan Mar kale i culeysin Miyuuna awoodin Inuu maankaagu Mar qudha i xasuusto Mar qudha i xasuusto Mar qudha i xasuusto
Queue is empty
-- / --