VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ilmadaydu mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Samiir Zaam
Ilmadaydu

Markaan ku yar waayo
Dareemo maqnaanta
Anoo murug buuxa
Maxay ilamadaydu
U qori magacaaga
Maxay ilamadaydu
U qori magacaaga
2x

Qalbigu ma mabsuudo
Ileen mana maarmo
Qalbigu qalbigu ma mabsuudo
Ileen mana maarmo
Markuu qof jeclaado
Ka muuqan agtiisa
Ileen mana maarmo
Markuu qof jeclaado
Ka muuqan agtiisa

Adoon iga maadsan
Mar kale i culeysin
Miyuuna awoodin
Inuu maankaagu
Mar qudha i xasuusto

Adoon iga maadsan
Mar kale i culeysin
Miyuuna awoodin
Inuu maankaagu
Mar qudha i xasuusto
Mar qudha i xasuusto
Mar qudha i xasuusto

Markaan ku yar waasho
Adoon magacaaga
Anoon marna daynin
Maxaad bal jacaylka
Macaan bal uga dhaaran
Maxaad bal jacaylka
Macaan uga dhaaran
2

Kalgacal ma hagaago
Ileen mana muuqdo
Markuu qofba waayo
Miciin u ahaada
Ileen mana muuqdo
Kalgacal ma hagaago
Markuu qofba waayo
Miciin u ahaada

Adoon iga maadsan
Mar kale i culeysin
Miyuuna awoodin
Inuu maankaagu
Mar qudha i xasuusto

Adoon iga maadsan
Mar kale i culeysin
Miyuuna awoodin
Inuu maankaagu
Mar qudha i xasuusto
Mar qudha i xasuusto
Mar qudha i xasuusto

codkii Samiir Zaam