markaad ruux hagaagiyo
hilinka toosan kugu hagaa
hesho waa la dhawrtaa
adoon hawlaha aduun
habeenaad dhibtii arag
lama heybshoo

inaad heer gaadho iyo anaa
humarka jacal hinaasuhu yuu
ku hodin cadaawihi yuu ku hodin
intaan heego ku ahay kuu hagar
la ahayn haygu noqonin maangaab

anoo hurdo kaaga go ay
oo dartaa habeen ladin
waa hadhoo yeelkii waa yeelkii

Exit mobile version