Nafbaad tahay dhiibiyoo
Aan udiiday nitaaqo naxli
Aan kabaajiyoo naq iyo
Rays aan larabay x2

Naftii kuu jecel iyo ruux
Nafta kula qaybsataa
Naruuro igu jirtoo marna
Aan ku nici karayn nastexo
Igu jirtoo marna aan kunici
Karin x2

Naflaha adigoo qudhay
Naftaydu kuu aamintoo
Kal nadiif iyo laab xalan
Adaa nasteexo dagoo
Nudan ku arwaaxiyoo
Adaa noloshayda daaray
Nasteexo noloshayda
Daartay x2

Nusbaad tahay jirkiyoo
Aanku nabay wadnahoo
Nolol aan laqaybsadoo
Nasiib wacan aan kuhelay
X2

Niyad kuusan iyo qalbi
Nacfi kuula doonabaa
Naxariis kuu hayoo
Nacab kaaga dayrshaa
X2

Naflaha adigoo qudhay
Naftaydu kuu aamintoo
Kal nadiif iyo laab xalan
Adaa nasteexo dagoo
Nudan kuu arwaaxiyoo
Adaa noloshayda daaray
Nasteexo noloshayda
Daartay x2

Exit mobile version