axdi male jacayl lagu aaminoo
adigaa tagiyo idaa kaagama hadhaaye
hadaan adhaxdiyo bogiyo oogadaa
qalbiguu dagaa awood weeyaan qarsoon
aadmigaa laga qariyayoo sirtuna waa amaanadii

caashaqan afkiyo midka uurka galau
kala aayo wacan kala ayni roon

indho male jacayl aragtida u roon
gacmo uu itaalsadiyo adin iyo unuun male
hadana amarkii ilaahiyo cafbaa ka adeegayoo
aroos iyo aqal lagalo ayuu ku aroorayaa
xaqanu ku adkaanayaa

Exit mobile version