laydhii kalgacalkaa wadnahayga lu laysoo
hadii aanan liibaan adi kygy lamaanayn
ladi waayay oo ladanoow dartaabaan
laqi waayay oontee

inagoo lamaana ah laxaadkii naftaydoow
ila laba lis caashaqa

liibintiisa caashaqa laba waxay wadaagaan
marka ay lud iyo jiidh iyagu isu ladhanyihiin
lilaah ay wada yihiin liibaantii jacaylkana
ludhka ay iska dhawraan

Exit mobile version