Wiil qiimo laa qalbiga dagoo
Aan u qiraybaa igu qaaliyoo
Haa haa haa qaali weeyee

Maxaa qiri karayoo aniga raba
Qawlkiisuna happy weeyo
Quruxdiisuna way i deeqdoo
Waan ku qancaa

Quruxdeedaan ku hirtaayo
Qawlkeedaan ka helaaye
Adaan qayrkaa kaaba qaate
Baby kaalay qali kaalay

Wiil qiimo badan quluubta hantoo
Aan u qiraybaa igu qiimo badan

Kama quusan karayoo
Anigaa raba qalbigiisuna saafi weeyo
Qaabkiisuna waa i deeqoo
Waa i deeqoo waan ku qancaa

Quruxdeedaku hirtaayoo
Qawlkeedaan ka helaayo
Bebe kaalay adaan qayrkaa kaba qaatee

Exit mobile version