dookhu waa cajiib
waana dabar ku xidhan
niyaduna ka daran
markay kula degtaa
dunida dhamaan
inta diric ku nool
kala dugashadiyo
ka dal baxay ragii
aan dalxiisna oo
duludoo oo baxay
dala wada dagnee
soo bax dabacsanow
naftu doontayoo
daymadaada abid
kula daba socdaa
anoo kula darsoo
dadab kula galoo
kaa dawoob
caashaqeygan durxamey

Exit mobile version