taralkii xubigeena
hadii anaan tastikee
taarikhdii ku fogaanin
tugnoogna igu qaadin
oo aad togdheer ila joogto
waynu tuurnay dhibtiiye
igaar noloshaydaa
taadiyoona ya xabiibi

labadii tashigooda
u tudha sharaftooda
illaahay tala saartaa
way taabi karaane
thank you my love kayga

jacaylkeena tisqaaday
tabi xeelad tis raacay
tusmuuna ahaaday
taariikhbuu galayaa

we talk ehelkoo dhan
dhaqankoo la tixraaco
true love ka maanta
too tilmaan u ahayne

Exit mobile version