xil umadi kusaartaa
xalaalays ma galayoo
xisku shilin ma goooyee
xaraaradu ma jeebka
aniguna xogtayda
xurmo kuugu dhiibtayoo
laabtayda kuu xalee
ma inaad xar gelisa
inayahow xasarad lihi
xidhiihdkii dhexdeeniyo
amba xeeri wacadkii
amba xeri kasaarkiyo
igadaa xodxodoshada
xaajo odayoo gooyeen
abid way xasilantoo
xagal daaci maysee
xiisuhu ma tobanbaa
adna xulashadaydaa
dadka kaa xigsadayoo
xusuustii jhaceylkana
ma inaad xumaysaa
inayahow xasarad lihi
xidhiihdkii dhexdeeniyo
amba xeeri wacadkii
amba xeri kasaarkiyo
igadaa xodxodoshada

Exit mobile version