Labo aabo wada dhalay
Iyo ubad walaalaa
Arinkii yimaadana
Isla kaashanaayoo

Isla kaashanaayoo
Isku siiya gacanee
Isla kaashanaayoo
Isku siiya gacanee

Indhahaygu nuurkay
Ku il doogsadeenoo
Adna ha isku kay ladhinee
Uurka hooyo hay goo

Dhabarkii awowgay
Kii laga abuuroo
Naaskii hobaydimo
Kii ila wadaagoo

Sideen kuu ilaawaa
Ma amaan karaysee
Sideen kuu ilaawaa
Ma amaan karaysee

Indhahaygu nuurkay
Ku il doogsadeenoo
Adna ha isku kay ladhinee
Uurka hooyo hay goo

Indhahaygu nuurkay
Ku il doogsadeenoo
Adna ha isku kay ladhinee
Uurka hooyo hay goo

Exit mobile version