Aan is weheshano walalayaal
Sibiciyahow wanaagsani
Walaalayaaloow
Wadnahayagii rumaadow
Walalayaalow
Wada jirbay laba gacmod
Wax ku qaban karaane
Han is weheshano walalayal
Hanwada jirno walalayal
2x
Sibicyahow wanagsani
Walalayaaloow
Wadankisa u shaqeeya
Walalayaaloow
Wada jirbay laba gacmood
Wax ku qaban karane
han is weheshano walalayaal
Han wada jirno walalayal
2x
Sibiciyahow wanaagsani
Walaalayaaloow
Wadnahayagii rumaadow
Walalayaalow
Wada jirbay laba gacmod
Wax ku qaban karaane
Han is weheshano walalayal
Hanwada jirno walalayal
3x

Exit mobile version