waan dib jiray
halkii iigu dambeesay
baan ka dayay

dabeel weeye aduunyadu
ninba maalin bay
dardartaa

dadyahow ha’ ila yaabina
dab-baa igu baxaayee

idaaya idaaya idaaya
dawadii naftayda doon-doonayaa

waan dadnahay
halkii iigu dambeesay
baan duubnahay

duufaan weeye aduunyadu
ninba maalin bay
ehee ahaa dajisaa

dadyahow ha’ idagaalina
meelbaa i damqaneysee

idaaya idaaya idaaya.

Exit mobile version