iish cala wiil
uurka tabayo
anuu i anfacay
ayaan dhaladkani
eesh cala inan
ilays dheeman
aadmi u qurxoon
aan la heli kalin
eesh cala kaan
aadmi ka xushow
ishaarta wadnaha
aamin galiyo
aragaygiyow
waa adhaxdii
aan ku istagaye
eesh calaa wiil
eesh cala tan
aadmi aan ka xushay
ishaarta wadanaha
aamin galiyay
aragaygiyee
waa adhaxdii
aan ku istaagaye
eesh calaa inan
eesh cala hanad
degay oofaha
ilwaad dahabkani
aniga igu filan
eesh cala sharaf
umiyaha dhami
aanay qarin karin
ooridaydaay
eesh cala kaan
aadmi ka xushow
ishaarta wadnaha
aamin galiyo
aragaygiyow
waa adhaxdii
aan ku istagaye
eesh calaa wiil
eesh cala tan
aadmi aan ka xushay
ishaarta wadanaha
aamin galiyay
aragaygiyee
waa adhaxdii
aan ku istaagaye
eesh calaa inan