waxaan sabano badan
geelu siinta u ruxaan
mar unbaa sababaniyo
saluug gacab i doonta

ana waxan saqaafaha
iyo sahanka caashaqa
saymaha u marayaa
si aan u kulane

jacaylkii sacabo furan hoyaa
ayaankeen bari samaad healyo
arooskeeni sal dhigaye
sida u garoo la socoyee

waxay sabi ilmaha hooyadu
gosha ugu sidaa
dhakhso loogu koriya
abaal laga sugaaye

ana waxan sidoo kale
cashqaan sababa iyo
samir ugu dhaqaaya
isanduleeyay

jacaylkuba sidii imraan hoya
sadaasha ma guurla la helayo
arooskii ma sahandanbaaye
sida u gartaye la socoyee

Exit mobile version