xiisaha kalgacalkeena
xaanshaha guur keena
xeryo samo ku waar keena
sidii xaawa iyo aadan
rabibaa isu keen xulaye
waxaa ii dhago waydo
xaga samada laga qoray
doqii xero qooliyo
xanxam laydu sheekhiyo
xirsigina inoo xiray
rabigeena xaakima ee
xill na iiga kaa dhigaybaa
kun jeer ku xamdiyaa
xarunqeerka labadeena
xidigeena nuurkiisaa
xanaanaynta reerkeena
is xil qaanka labadeena
xushmaadeena lagu maqal
xil dheerida jaceylkeena
jidhgooyo xagaltooda
isu xaaran laabteena
qalbigana xasuustiisa
xubnaha isu bohol yoobay
rabigeena xaakimayee
xil na iiga kaa dhigaybaa
kun jeer ku xamdiyaa

Exit mobile version