udugii miskigay ahaatay
indhaha doogsi u aahatey
ilwaad qurux ii ahatey
adiguba malab ii ahaate
iftiin baxay ii ahaate
aroor subax ii ahaatee
aqlaaq badanay ii ahaate
ooridii xubigay ahaatey
uurkana farxad ii ahaatey
miday ku aflaxay ahaatey
ku aaminay ahaatee
khabiirkii cashaqa ahaate
aayahii dhaxali laha ahaate
allay lahee way ahaato
ladnaanida ahaano
is dhowrta mid aan ahaano
ul iyo diir aan ahaano