xabiibi albi xilahayga
axsan weeyi qosolkeeda
masha allah quruxdeeda

xabiibi albi xilahayga
axsan weeyi qosolkeeda
masha allah quruxdeeda

aqbal weeyi xaajigayga
alfa mabruuk dhaqankiisa
masha allah odaygeega

aqbal weeyi xaajigayga
alfa mabruuk dhaqankiisa
masha allah odaygeega

adaa eddebtiyo iimaan u dhashoo
adaa aynigaa ku dhaafay xishood

adaa indhahayga nuur ku taroo
adaaa oogada anfaac u ahoo

asal weeyi dheemantayda
eesh qiyaasak qaalidayda
masha allah allah
masha allah qiimaheeda

asal weeyi dheemantayda
eesh qiyaasak qaalidayda
masha allah allah
masha allah qiimaheeda

qarni weeyi geesigayga
arinkayga ii rumeeya
masha allah xikmadiisa

adaa eddebtiyo iimaan u dhashoo
adaa aynigaa ku dhaafay xishood

adaa indhahayga nuur ku taroo
adaaa oogada anfaac u ahoo

Exit mobile version