naf ku jecel oo ku jecel
naf ku jecel kolka haystee
waxna kaa maqnayn
oo kuu dhantahay
way kaa muuqataaye

uunkaba qofkii kaa qiiqaye
ku dareemaya ka hesha farxad
urkaan kugu sitaa

kalmadaha macaan ii kaydiyaa
kaftan qiimo badan
kolba igu habaa

kadisa aan ka helo
kolba ii dhigoo
kalgacal naxariis
gashayda waraabiyo

karaamaysane kaaba
i kolkooliyow igu koobnow

kalgacayl dhaba waa kalsoonidii
inaga kasbanoo helnee
kor u taagsan kaaba

Exit mobile version