Sida kaymo roob loo
Reexaan udgoon lahoo
Ramaskiina qariyaa
Naftu kuu riyaaqdee
X2

Sida ramadka geeloo
Rug barwaaqo joogoo
Rays iyo xareed helaa
Naftu kuu riyaaqdayay
X2

Waxan nahay rafiiq iyo
Rasmi labo isjeceloo
X2

Rixin iyo waxan nahay
Raaliyo iyo saygeed
X2

Ruuxaani wadatoo
Rabiyow nagarab
Qabo X2

Bilistaan ku reestiyo
Raaliyo dhabeela
Adaan kuu riyaaqoo
Ruux kuguma dorsado
X2

Raga kaan kadortiyo
Ruug cadaa garaad
Loo run baan kugu
Jeclaadee raas igula
Noolow X2

Waxan nahay rafiiq iyo
Rasmi labo isjeceloo
X2

Rixin iyo waxan nahay
Raaliyo iyo saygeed
X2

Ruuxaani wadatoo
Rabiyow nagarab
Qabo X2

Exit mobile version