VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sanadkaygi waaye - Lyrics

Mar waa seedaha Jirkayga Mar waa Sadrigiyo laabta Oo Waa ruux igu samesan Mar waa saldhigii jacelka X2 Mar waa sumadii dareenka Mar waa sifahayga guusha Sirtayduna waa sirtiisa Saaxiib weeyaan idhowrta X2 Sadkii kalgaceelku waa kan Saadaashu way rumowday Bishii malab kaa siraatay Oo waa sidii aan filaayay Sanadku waa sanad ku Wa sanad kaygii weyaan X2 Mar waa saxadayda nolosha Mar waa saygaan jeclaaday Oo waa sidayaasha dhiiga Mar waa saamigii naftayda X2 Mar waa sababtii wanaga Mar waa sida dhayahayga Nuurkiyo aragtida isiiyoo Mar waan u ahaaday Suuban X2 Sadkii kalgacelku waakan Saadaashu way rumowday Bishii malabkaa siraatay Waa sidii aan filaayay Sanadku waa sanad kaygii Weeyee X2
Queue is empty
-- / --