VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sanadkaygi waaye mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Shaadiyo Sharaf
Sanadkaygi waaye

Mar waa seedaha Jirkayga
Mar waa Sadrigiyo laabta
Oo Waa ruux igu samesan
Mar waa saldhigii jacelka
X2

Mar waa sumadii dareenka
Mar waa sifahayga guusha
Sirtayduna waa sirtiisa
Saaxiib weeyaan idhowrta
X2

Sadkii kalgaceelku waa kan
Saadaashu way rumowday
Bishii malab kaa siraatay
Oo waa sidii aan filaayay
Sanadku waa sanad ku
Wa sanad kaygii weyaan
X2

Mar waa saxadayda nolosha
Mar waa saygaan jeclaaday
Oo waa sidayaasha dhiiga
Mar waa saamigii naftayda
X2

Mar waa sababtii wanaga
Mar waa sida dhayahayga
Nuurkiyo aragtida isiiyoo
Mar waan u ahaaday
Suuban X2

Sadkii kalgacelku waakan
Saadaashu way rumowday
Bishii malabkaa siraatay
Waa sidii aan filaayay
Sanadku waa sanad kaygii
Weeyee
X2

codkii Shaadiyo Sharaf