raxmadii naftaay
reexaan udgoonay
rucub ubax ku yaaliyo
raysiyo ugbaadeey

raxmaankii ku uumaa
raxmad kuugu deeqee
najmaay kuu riyaaqay aniguye
raxiimku ha isu keen simo

rafiiqi naftaay
raaliyo nasiiblaay
raasamaalka noloshiyo
marwo raaxo korisaay

dhaayaha u rooneey
kaama raysan karayee

Exit mobile version