VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen kalgacayl - Lyrics

Dareen kalgacayl xambaarsan Xusuustiisa igu wayne Xiisaha adigaa igu beeray Hadana ku xasilay naftaydoo Qalbiga xero wayn ku yeeshay Xaqiiqda hadaan abaaro Xogtaydana aan ku siiyo Xagaaga ayaan jiraaye Dadkaba kaa soo xigsadaye Xurmiyo kuu hayaa tix galin Xagayga inaan adkeeyo Xabiibi wanaaga dhawro Adiga xilo kuu ahaado Ayaan ku xafiday quluubtaydee Xaqaaqa inaan adkeeyo Ianaan xurmadaada dhawro Oo aan xag kaleeto aadin Ayaan ku xafiday quluubtaydee Xumada caashaqu abuuray Intaan xili dhexe utoosay ayaan xafidaa codkaaga Siduu xashi yahay jidhkaygu Ayaan ku xardhaa bogayga Xulkiyo taan xeeriyaay Gobiyo xilo loo xishaay Xambaaraha dhiiga qaadaa Wadnaha adiga xuloo Qalbiga xayndaab ku yeeshay
Queue is empty
-- / --