VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dareen kalgacayl mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Shabcaan Aadan
Dareen kalgacayl

Dareen kalgacayl xambaarsan
Xusuustiisa igu wayne
Xiisaha adigaa igu beeray
Hadana ku xasilay naftaydoo
Qalbiga xero wayn ku yeeshay
Xaqiiqda hadaan abaaro
Xogtaydana aan ku siiyo
Xagaaga ayaan jiraaye
Dadkaba kaa soo xigsadaye
Xurmiyo kuu hayaa tix galin
Xagayga inaan adkeeyo
Xabiibi wanaaga dhawro
Adiga xilo kuu ahaado
Ayaan ku xafiday quluubtaydee
Xaqaaqa inaan adkeeyo
Ianaan xurmadaada dhawro
Oo aan xag kaleeto aadin
Ayaan ku xafiday quluubtaydee
Xumada caashaqu abuuray
Intaan xili dhexe utoosay
ayaan xafidaa codkaaga
Siduu xashi yahay jidhkaygu
Ayaan ku xardhaa bogayga
Xulkiyo taan xeeriyaay
Gobiyo xilo loo xishaay
Xambaaraha dhiiga qaadaa
Wadnaha adiga xuloo
Qalbiga xayndaab ku yeeshay

codkii Shabcaan Aadan