nasrigii alle iigu deeqayow midkaan doorteen jeclaayow
ubadka wada daadahaynee aniga daacad ii ahaayow
dihaal anigoo la liita waliba diifta igu taal
midkii dusha igu xanbaaree iga daalin abidkii
dadnimadaadan jecloo ma jiro dunidaba
midaan kugu doorsadiyo macaan kula meel dhiga
dawadii naftu ay ku diirsatiyo midkii dugsiga ii ahaayow
qalbigu uu ku doogsanaaye aniga daacad ii ahaayow
ducaysane ii ahaa dulqaad badan ii lahaaw
adi dabacsanow

Exit mobile version