nasrigii ALLE iigu deeqayoow
midkaan doorteen jeclaayow
ubadkaan wada daadahaynee
aniga daacad ii ahaayow

dihaan anigoo la liita
waliba diifta igu taal
midkii dusha igu xanbaare
iga daalin abidkii

dadnimadaadaan jecloo
ma jiro dunidaba ma jiro
midan kugu doorsadiyo
macaan kula door dhigaa

Exit mobile version