Aduunyadu
Wa firaash khalqigu
Wada fuushanyahayee
Faruuryaha naga biiyoo
Is ba reer xukumaa

Sideedaba fiidaa ubax
Fagaaro ka muuqashada
Filsamidaa lagu gartaayee
Filsamidaa lagu gartaayee

Cid lagu faa,ido maleh
Fursadihii ha iska lumin
Cid lagu faa,ido maleh
Fursadihii ha iska lumin
Wixii kugu filanbaa
Fayoobida kaa helee
Fiirsasho waa lama huraan
Fiirsasho waa lama huraan

Fogaadayee
Ruux wax jecel ina la yifaa
Ka xawadadaad cudur
Kama fayda oo
Fakarkuu waa gaawaleey

Farxadii horaa
Tii horee faraantigii
La isku xidhay
Ma fashilbaa sheekadeeneeyee
Ma fashilbaa sheekadeeneeyee

Cid lagu faa,ido maleh
Fursadihii ha iska lumin
Cid lagu faa,ido maleh
Fursadihii ha iska lumin
Wixii kugu filanbaa
Fayoobida kaa helee
Fiirsasho waa lama huraan
Fiirsasho waa lama huraan

Exit mobile version