VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ninkii Qayrkii Loo Xiirayoow - Lyrics

Jacaylkaan qabriga u qodee Jacaylkaan qabriga u qodee Ku akhriyay qur'aankee Ku qotomiyay ubaxee Nafta quuso idhibaa 2× Soo qoon dilaacoo Nina weyn qabaa Soo qoon dilaacoo Nina weyn qabaa Mid kalana qalbigaan Kala qooqayaa Mid kalana qalbigaan Kala qooqayaa Qasab guur miyaa Seedi qalad miyaa Qasab guur miyaa Seedi qalad miyaa Qarnigiyo tiradu Ma labaatan qoranbaa Qarnigiyo tiradu Ma labaatan qoranbaa Ninkii qeyrkii loo ciirayoow Soo qoyso soo qoyso adiguna Ninkii qeyrkii loo ciirayoow Soo qoyso soo qoyso adiguna Qandhadiyo xanuunkaan qarsadee Qandhadiyo xanuunkaan qarsadee Kaligay qaluunyada Qabow waa i jiifaa Hadba dabib qaniinaa 2× Awaay qeylo doontaan Diray maxaa qabsaday Awaay qeylo doontaan Diray maxaa qabsaday Qarqarkeega inaan furo kama quusanee Qarqarkeega inaan furo kama quusanee Qabyo hawl miyaa Qalxan dhereg miyaa Qabyo hawl miyaa Qalxan dhereg miyaa Qarnigiyo tiradu Ma labaatan qoranbaa Qarnigiyo tiradu Ma labaatan qoranbaa Ninkii qeyrkii loo ciirayoow Soo qoyso soo qoyso adiguna Ninkii qeyrkii loo ciirayoow Soo qoyso soo qoyso adiguna Talan qaadaa iga qasantee Talan qaadaa iga qasantee Caashaqu ma qaran jabo Ma bogsado qofkuu helay Mano qaato waanee 2× Qerkay aduunyada hala qaybsadee Qerkay aduunyada hala qaybsadee Qoqobaha i horyaal Sideebaan u qaadaa Qoqobaha i horyaal Sideebaan u qaadaa Qanjidh tilif miyaa Tuugo qurux miyaa Qanjidh tilif miyaa Tuugo qurux miyaa Qarnigiyo tiradu Ma labaatan qoranbaa Qarnigiyo tiradu Ma labaatan qoranbaa Ninkii qeyrkii loo ciirayoow Soo qoyso soo qoyso adiguna Ninkii qeyrkii loo ciirayoow Soo qoyso soo qoyso adiguna
Queue is empty
-- / --