VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ninkii Qayrkii Loo Xiirayoow mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Shankaroon Ahmed Sagal
Ninkii Qayrkii Loo Xiirayoow

Jacaylkaan qabriga u qodee
Jacaylkaan qabriga u qodee

Ku akhriyay qur'aankee
Ku qotomiyay ubaxee
Nafta quuso idhibaa

Soo qoon dilaacoo
Nina weyn qabaa
Soo qoon dilaacoo
Nina weyn qabaa

Mid kalana qalbigaan
Kala qooqayaa
Mid kalana qalbigaan
Kala qooqayaa

Qasab guur miyaa
Seedi qalad miyaa
Qasab guur miyaa
Seedi qalad miyaa

Qarnigiyo tiradu
Ma labaatan qoranbaa
Qarnigiyo tiradu
Ma labaatan qoranbaa

Ninkii qeyrkii loo ciirayoow
Soo qoyso soo qoyso adiguna
Ninkii qeyrkii loo ciirayoow
Soo qoyso soo qoyso adiguna

Qandhadiyo xanuunkaan qarsadee
Qandhadiyo xanuunkaan qarsadee

Kaligay qaluunyada
Qabow waa i jiifaa
Hadba dabib qaniinaa

Awaay qeylo doontaan
Diray maxaa qabsaday
Awaay qeylo doontaan
Diray maxaa qabsaday

Qarqarkeega inaan furo
kama quusanee
Qarqarkeega inaan furo
kama quusanee

Qabyo hawl miyaa
Qalxan dhereg miyaa
Qabyo hawl miyaa
Qalxan dhereg miyaa

Qarnigiyo tiradu
Ma labaatan qoranbaa
Qarnigiyo tiradu
Ma labaatan qoranbaa

Ninkii qeyrkii loo ciirayoow
Soo qoyso soo qoyso adiguna
Ninkii qeyrkii loo ciirayoow
Soo qoyso soo qoyso adiguna

Talan qaadaa iga qasantee
Talan qaadaa iga qasantee

Caashaqu ma qaran jabo
Ma bogsado qofkuu helay
Mano qaato waanee

Qerkay aduunyada hala qaybsadee
Qerkay aduunyada hala qaybsadee

Qoqobaha i horyaal
Sideebaan u qaadaa
Qoqobaha i horyaal
Sideebaan u qaadaa

Qanjidh tilif miyaa
Tuugo qurux miyaa
Qanjidh tilif miyaa
Tuugo qurux miyaa

Qarnigiyo tiradu
Ma labaatan qoranbaa
Qarnigiyo tiradu
Ma labaatan qoranbaa

Ninkii qeyrkii loo ciirayoow
Soo qoyso soo qoyso adiguna
Ninkii qeyrkii loo ciirayoow
Soo qoyso soo qoyso adiguna

codkii Shankaroon Ahmed Sagal