somali wood al the world waxay nadhaheen good calan keena waa baluug taariikh dayda kabaar buug waan uhoreeyaa hada iga soo saar booli wood dadka iga baro ani hortay male maro soo xiro maro gor goro waxan kuu la baxay cambaro adaa bilaabay gardaro waxaan kuugu tumay xaqdaro si aad udhaaftid edeb daro baran baro wax cusub iga baro isgaro madax baro garo
waraa waa iskaa baraa waraa

animaa la igaaraa waraa jamalka cabdinasir maxamed baraa waa ku raraa waa ku waraa waa iskaa baraa waraa
waraa iskaa baraa waraa

labaatan jir ka adag bir noocaaga camaluu dhahaa ir ciyaalkaagoo dhan iisoo dir
xamar imow waa kaasaa wir
iska jir lagama helo sir cawaalahaygaa u ekaa cir
caan caan dhalay inuu yahay bir waji bir

markay i arkeen way qaxeen bikoos way naxeen gurigooday kasoo baxeen
intay ka baxeen reer abtiyaashay raxan ween wuu
ayagaa iga dhigay nin ween alaa ween iisoo gur haafeen
haaf dheeri dadkana hadal kooda madaneen waxay iga sheegayaan waa been

markaan la imid baleen afaarahaygay soo galeen
waxa ku mashquusha caleen bahala galeen baahi dileen
way ku soo sireen kusoo sireen markay ku soo direen
direen dadaalaa wuu gaadhaa
haduu rabana wuu kaa waalaa
ani hortayday taa taalaa

ma ila tartami alaa seed utaalaa lacala saan mataqaan waad ii noqon iga baro baa qaan saqajaan ciyaal jamal jaan kala jaan jim sharma marnaba ma jabaan waxay joogaan ilaa matabaan
qofkay jabiyaan lama kabaan

waryaa cawaan waxaad iisaaran tahay kawaan
xayawaan ha iisoo dhawaan
ruufiyaan waxaan ku bartay
ayaan aha indhahaygu been
masheegayaan allow alle waxan ku bilaabay alif wax maleh cadowgaygu dhabarkodu dhib male fankaan uma banaana cid kale
weelkom sharma boy markale

muusigaygu wuxu gaadhay dal kale maba qaado wuxuu qoray qofkale hadalkaan kama wado cid kale aduu kugu socdaa dhul gale isdil bikoos waxad ku nooshahay bahdil way ku ogaadeen dad koo idil
ilaa inteed iga dabawadi il fashil fashil yoo buruuf
waxan saar nahay buruuf sida dumarkii ihuruuf
uf dhagahad kuleedahay duf
agtaada waxan kumaray xuf
juf

Exit mobile version