1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Xaguu marayaa horta
Nacasku muxu tarayaa
Dhalin teenuuba qabiil
Barayaaa hadaan
Qabano wuu cararayaa
Markay taagan tahay
Dhabtan am kabtan
kama helo kaftan
Eeyga utuura laftaan
Anaa furay gartaan
Waxaan ku xiray bartan
Wuuw bcz mahelin qof
Ilagala tartan
Am back la igayaab
Stand up buuga laab
Waan lasoo laabtay
Hip hop bcz am up
Alow shartoda naga
Xijaab waxaad iga
Mudantihiin ciqaab
Maan gaab inad tahay
Nahaab waxaan ku
Arkay map bari bari
Am xamari bur ismari
Wajigaaga qari ama
Ibari mar horaan ku
Iri waad iga hari
Laakiin waxad igu
Noqotay ari
Jaanis raadis waxay
Ku heesaan faalis bcz
Waxaan saaray cadadis
Maba jecli is dabaalis
Naagee waxad kuroon
Tahay naadis
Waryaa hoy hoy gooy
Sharma waa kanee
Sooy
Hee eedoy qandhaa
Ihayso maro iiqoy ninku
Maqacaa sharma boy
Maaha facaa war bal
Arka sacaa aa adi iyo
Walaashaa isoo wacaa
Buqaaga maleh xad
Hagalin bad bcz
Waxaan heestaa dad
Aaa waa hadal cad
Waxaa ku wada wad
Yay kugu dhicin yad
Madax waynahaygu
Waa dani dadkayguna
Waa qani am fani
Kama wal walo many
Haah dani
Am black kuma heeso
Afqalaad waligay ma
Reebin raad yaan ku
Cunin sida jaad jaad
Kuma soo korin canad
La igama qaadin baad
Bcs am haad
Xaguu marayaa horta
Nacasku muxu tarayaa
Dhalin teenuuba qabiil
Barayaaa hadaan
Qabano wuu cararayaa
Markay taagan tahay
Dhabtan am kabtan
kama helo kaftan
Eeyga utuura laftaan
Anaa furay gartaan
Waxaan ku xiray bartan
Wuuw bcz mahelin qof
Ilagala tartan
Ha iloobin waa inad
Idhahdaa keep go'ing
Ha igoobin garoowan
Joogaa maalmo moyin
Murti anaa qora maan
Sooyin
Yad imodaa mandhoyin
Kuma mashquulo maa-
Mooyin
Ciyaal bosaso waxay
Dheheen kaasi waa
Najaasoo maraxaa
Halagu dilo maanso
Waxaa ka laalaado
Naaso ma adaa ani
Iiqoray heeso lo'daba
Way leedahay geeso
Warya jeedso abeeso
Aday kuu roon tahee
Daneeso hhhhhh
Hada xanaaq sodheh
Faaq naag taadana
Fur ee dalaaq iswalaq
Dhexda xiree kaalay
Dhulka xaaq damerka
Yarow cooska daaq
Xaguu marayaa horta
Nacasku muxu tarayaa
Dhalin teenuuba qabiil
Barayaaa hadaan
Qabano wuu cararayaa
Markay taagan tahay
Dhabtan am kabtan
kama helo kaftan
Eeyga utuura laftaan
Anaa furay gartaan
Waxaan ku xiray bartan
Wuuw bcz mahelin qof
Ilagala tartan