asluub badan ayaaney
waad istaahishaa amaanee
shan ka rooney
kunka roon hablaha
u qurxooney

asluub badan ayaaney
waad istaahishaa amaanee
shan ka rooney
kunka roon hablaha
u qurxooney

ayaay yaaay
qoftu waa high high
waaw waaw
qoftu waa high high

ayaay yaaay
qoftu waa high high
waaw waaw
qoftu waa high high
asluub badan ayaaney
waad istaahishaa amaanee

ka bax ubax waa subax
waxay u ifaysaa sidii qorax
farax ama ku nax ax
waa dayax
ayaan waa ilaysee ila daya

ka bax ubax waa subax
waxay u ifaysaa sidii qorax
farax ama ku nax ax
waa dayax
ayaan waa ilaysee ila daya

asluub badan ayaaney
waad istaahishaa amaanee
shan ka rooney
kunka roon hablaha
u qurxooney

asluub badan ayaaney
waad istaahishaa amaanee
shan ka rooney
kunka roon hablaha
u qurxooney

quruxdan badan
waa mid gadan
dhaqankay baran
diintay baran
ana waan garan
ayaan waa qaran
kaftan badan
coming nake
kuwa jooga kuligood
iskadaleed waa kaligeed

quruxdan badan
waa mid gadan
dhaqankay baran
diintay baran
ana waan garan
ayaan waa qaran
kaftan badan
coming nake
kuwa jooga kuligood
iskadaleed waa kaligeed

asluub badan ayaaney
waad istaahishaa amaanee
shan ka rooney
kunka roon hablaha
u qurxooney

asluub badan ayaaney
waad istaahishaa amaanee
shan ka rooney
kunka roon hablaha
u qurxooney

ayaay yaaay
qoftu waa high high
waaw waaw
qoftu waa high high

ayaay yaaay
qoftu waa high high
waaw waaw
qoftu waa high high
asluub badan ayaaneey
waad istaahishaa amaaney

ayaay yaaay
qoftu waa high high
waaw waaw
qoftu waa high high

ayaay yaaay
qoftu waa high high
waaw waaw
qoftu waa high high
asluub badan ayaaneey
waad istaahishaa amaaney

adi maaba saan i galooya
suldaan saafi on the beat

Exit mobile version