Baby dartaa waa baqooya
Aniga dhan waaa bukooda
Basteey waa baaba'ooyaa

Birimaa tahay baby girl
beutifull tahay baby girl

Bidix midig urux wax buuran
Qofta bislaataa ubogooyaa
ii banee aaway bureeeqa aaway
iibanee aaway muno macaantee

Caawa bood bood buuq ma jiree
Isu soo baxee buuq ma jiree

Bilan waxay ka timid Boorame
Binti waxay ka timid Baydhabo
Basra waxay ka timid Boosaaso

Xabadaad baratid slow
Numberkeeda ka qaado
Adigoo islureen laki
Ulugeey xaafadeeda

Dharka guu shidan
carwada soo xero
Dhal barfuum dhaqso isku jibi
Isku joog jeenis soo qaado

Baby dartaa waa baqooya
Aniga dhan waaa bukooda
Basteey waa baaba'ooyaa

Wada dabkee martaa
Dagmada agteeda rabtaa
Dukaankaas gashaa
Caleenta shaaha soo gadaaa

Baby dartaa waa baqooya
Aniga dhan waaa bukooda
Basteey waa baaba'ooyaa

Exit mobile version