Wiilku caadi maahee ka carar
Curadkii adeerkay dhalay wa cali
Cali cadaawe cadaawe
Ciidamada ruushka kuwa shiishka
Aabahooda taashka
Wiilka saaran wiishka
Kabihii soomali tiishka boolo
Ka dib weydii baqshiish

Wiilku caadi maahee ka carar
Curadkii adeerkay dhalay wa cali
Cali cadaawe cadaawe ka carar
Ciidamada ruushka kuwa shiishka
Aabahooda taashka
Wiilka saaran wiishka
Kabaha u mari tiishka boolo
Ka dib weydii baqshiish

Yuu la dhashay
Yuu ku dhiig yahay
Dhulka udugiyo
Puntlanad dhamaan
Ciyaal faca lafdhabarta bari
Boosaaso bahdii saxansaxo
Geesiyadii burco kala baxa
Gobolkii raga gaardiya
Duulaan garoowe ha loo diro
Dakam dakam dila cadawga
Dakam dakam daaguf
Dakam dakam dila cadawga
Dakam dakam daaguf

Yuu la dhashay
Yuu ku dhiig yahay
Dhulka udugiyo
Puntlanad dhamaan
Ciyaal faca lafdhabarta bari
Boosaaso baladkii saxansaxo
Geesiyadii burco kala baxa
Gobolkii raga gaardiya
Duulaan garoowe ha loo diro
Dakam dakam dila cadawga
Dakam dakam daaguf
Dakam dakam dila cadawga
Dakam dakam daaguf

Bootaale boole boole faataale
Adaa buubi
Bootaale boole boole faataale
Beerka dhulka dhig
Bootaale boole boole faataale
Bootaale
Bootaale boole boole faataale
Beerka dhulka dhig
11?12?13?14 waxaan soo waday
15?16?17?18?19?20
Fashil hadaad wadaan khashin

Bootaale boole boole faataale
Adaa buubi
Bootaale boole boole faataale
Beerka dhulka dhig
Bootaale boole boole faataale
Bootaale
Bootaale boole boole faataale
Beerka dhulka dhig
11?12?13?14 waxaan soo waday
15?16?17?18?19?20
Fashil hadaad wadaan khashin

Wiilku caadi maahee ka carar
Curadkii adeerkay dhalay wa cali
Cali cadaawe cadaawe
Ciidamada ruushka kuwa shiishka
Aabahooda taashka
Wiilka saaran wiishka
Kabihii soomali tiishka boolo
Ka dib weydii baqshiish

Wiilku caadi maahee ka carar
Curadkii adeerkay dhalay wa cali
Cali cadaawe cadaawe ka carar
Ciidamada ruushka kuwa shiishka
Aabahooda taashka
Wiilka saaran wiishka
Kabaha u mari tiishka boolo
Ka dib weydii baqshiish

Cub ku xir ka cabaaji
Haduu cabaadana sii ceeji
Cariiri wareeri
Haduu is waalaana waabi
Feer iyo jilib ku waani
Ka dib lacagta ku dul daadi
Daadi daadi daadi
Waliba dollar ku dul daadi

Cub ku xir ka cabaaji
Haduu cabaadana sii ceeji
Cariiri wareeri
Haduu is waalaana waabi
Feer iyo jilib ku waani
Ka dib lacagta ku dul daadi
Daadi daadi daadi
Waliba dollar ku dul daadi

Nairobi kuwa jooga dooni
Waa daali ha dadaahin
Dayniile kuwa jooga
Daari noo daari nalka daari

Nairobi kuwa jooga dooni
Waa daali ha dadaahin
Dayniile kuwa jooga
Daari noo daari nalka daari

Magaceena ma taqaanid
Baro horta kaw
Maba karo afkaag
Waxa tahay low
Maamulka naftaada ii magacow
Ma garo micnahaaga af weynow
Ma cuntaa bacda laari bulucoow
Madaxaagaad ku soo dagi
Laasim luuq maraw
Mulaceena waa taqaanaa
Noogu imoow
Ma naqaano sixir iyo tafaafulow
Dib nooga dag kitaab gaab low low

Magaceena ma taqaanid
Baro horta kaw
Maba karo afkaag
Waxa tahay low
Maamulka naftaada ii magacow
Ma garo micnahaaga af weynow
Ma cuntaa bacda laari bulucoow
Madaxaagaad ku soo dagi
Laasim luuq maraw
Mulaceena waa taqaanaa
Noogu imoow
Ma naqaano sixir iyo tafaafulow
Dib nooga dag kitaab gaab low low

Wiilku caadi maahee ka carar
Curadkii adeerkay dhalay wa cali
Cali cadaawe cadaawe
Ciidamada ruushka kuwa shiishka
Aabahooda taashka
Wiilka saaran wiishka
Kabaha u mari tiishka boolo
Ka dib weydii baqshiish

Wiilku caadi maahee ka carar
Curadkii adeerkay dhalay wa cali
Cali cadaawe ka carar
Ciidamada ruushka kuwa shiishka
Aabahooda taashka
Wiilka saaran wiishka
Kabaha u mari tiishka boolo
Ka dib weydii baqshiish

Exit mobile version