Cabsi baa jirtoo
Shacabkii culees
Muu kadagin cabur
Aan dhaman waliba
Cabashaa udheer
X2

Cidna eegi mayso
Maatadiina ciida
Waran dowlad caaj-
istiyo waxaan kaa
Xigtoo dayacan
X2

Caadilow alow
Caloshooda isufur
Umadeena isu
Cadhaysan cuq-
dadan kasaar
X2

Cadale anaa daga
Calanlay kismaayiyo
Ceel dheer waan
Uxiisay cadli baan
Rabaa
X2

Cad cad baan
Nahoo misana
Cadaan baa nakala
Dilay naftaydaan
U cabsadaa
X2

Calaladan melaha
Suran caawa yaa
Aqoonsan keenu
Cirkuu u ekaa waliba
Xidig cadaana
X2

Kuwa caloosha
Kulahaa caruurta
Yaan lasiinin inta
Caasisiyo ciroola
Yaaasha dabka
Shiday dibay inoo
Celsheen dadkaygiyow
Dalkii bay cuneen
X2

Exit mobile version