Taariikhduu noo sameeyay
Dadkaa Tirsadoo jeclaaday
Tusaalee oo bayaanShay
Turxaanba dadKaa uwaayay
X2

Intuu taladeena joogay
Tukasta daawuu uyeelay
Cadaalad intuu ku taabtay
Talaabo cad buu ka qaaday
X2

Taan ukeenaa tisqaaday
Bulshadii baa toos uràacday
Taahii shacab kuu daweeyoo
Dadkaa tabayoo uheesay
X2

Tabacii baa noo tanaaday
Tuftii calankuu hagoogtay
Taajkii jaamac baan usaarnoo
Toban jeer madaxdaba
Dhaafay X2

Exit mobile version