Wiil tuulo sharmo boy

Cadceeda u eekaataa
Midabkeeda casaankaa
Cadceeda u eekaataa
Midabkeeda casaankaa
Ilkaheeda cadaankaa
Caqligeeda badnaantaa
Ilkaheeda cadaankaa
Caqligeeda badnaantaa

Cindigaad ku taal
Ceeb miyaan kuu quudhaa
Dumar ugu cudoon
Abid kuma cidleeyeen
Cindigaad ku taal
Ceeb miyaan kuu quudhaa
Dumar ugu cudoon
Abid kuma cidleeyeen

Qaali arooskeed aynu ciyaarnee
Caweyska aan ciyaarnee
Qaali arooskeed aynu ciyaarnee
Caweyska aan ciyaarnee
Saami arooskiisa aan u ciyaarnee
Naf ku calmatoo
Cisha qura adi kaa ahaan karayn
Waa calwo saade
Naf ku calmatoo
Cisha qura adi kaa ahaan karayn
Kugu calwo saade

Ilkaheeda cadaankaa
Caqligeeda badnaantaa
Ilkaheeda cadaankaa
Caqligeeda badnaantaa
Cindigaad ku taal
Ceeb miyaan kuu quudhaa
Dumar ugu cudoon
Abid kuma cidleeyeen
Cindigaad ku taal
Ceeb miyaan kuu quudhaa
Dumar ugu cudoon
Abid kuma cidleeyeen
Qaali arooskeed aynu ciyaarnee
Caweyska aan ciyaarnee
Qaali arooskeed aynu ciyaarnee
Caweyska aan ciyaarnee

Hablaha kala cayncaynkaa
Miduu calaf i raacshaay
Hablaha kala cayncaynkaa
Miduu calaf i raacshaay
Cisina u mudan sharafna u cugan
Camalna u suuban
Cisina u mudan sharafna u cugan
Camalna u suuban
Qaali arooskeed aynu ciyaarnee
Caweyska aan ciyaarnee
Qaali arooskeed aynu ciyaarnee
Caweyska aan ciyaarnee

Exit mobile version