Cawaanoow
Waxan kula nahay col
Ciwaankaaga sheeg
Car hadaa tahay nin
Carfuun gabadheena cudoon
Cayuuni qurux geenyada
Cida u shidan
Lama ciilan caalamakaa jecel

Cawaanoow
Waxan kula nahay col
Ciwaankaaga sheeg
Car hadaa tahay nin
Carfuun gabadheena cudoon
Cayuuni qurux geenyada
Cida u shidan
Lama ciilan caalamakaa jecel

Cawaanoow
Waxan kula nahay col
Ciwaankaaga sheeg
Car hadaa tahay nin
Carfuun gabadheena cudoon
Cayuuni qurux geenyada
Cida u shidan
Lama ciilan cid walbaa jecel

Sida ari caac caac
Ku yiraahda maac bac bac
Macno la,aan
Doqonku waa cawaan
Yaa ku iri ceeb
Ama cilad ku sheeg

Sida ari caac caac
Ku yiraahda maac bac bac
Macno la,aan
Doqonku waa cawaan
Yaa ku iri ceeb
Ama cilad ku sheeg

Caqligaada just
Waan ogaaday dhakhsi
Hadalkaaga macsi
Afkaaga duqsi
Waab yaaqyaqsi akh

Caqligaada just
Looma baahna cidna
Waan ogaaday dhakhsi
Ha ufuufin hablaheena
Hadalkaaga macsi
Afkaaga duqsi
Waab yaaqyaqsi akh

Cawaanoow
Waxan kula nahay col
Ciwaankaaga sheeg
Car hadaa tahay nin
Carfuun gabadheena cudoon
Cayuuni qurux geenyada
Cida u shidan
Lama ciilan caalamakaa jecel

Cawaanoow
Waxan kula nahay col
Ciwaankaaga sheeg
Car hadaa tahay nin
Carfuun gabadheena cudoon
Cayuuni qurux geenyada
Cida u shidan
Lama ciilan caalamakaa jecel

Cawaanoow
Waxan kula nahay col
Ciwaankaaga sheeg
Car hadaa tahay nin
Carfuun gabadheena cudoon
Cayuuni qurux geenyada
Cida u shidan
Lama ciilan cid walbaa jecel

Qofkaas waa saas
Xan iyo saaq saaq
Wax xun feeg feeg
Samalidu waa saas
Waryaa najaas
Balan jooge qaad
She's nice cayuuni cambar

Qofkaas waa saas
Xan iyo saaq saaq
Wax xun feeg feeg
Samalidu waa saas
Waryaa najaas
Balan jooge qaad
She's nice cayuuni cambar

Miyir ma leh oo
damiir ma leh
Midkaan dumar cisayn
Daniir ma leh
Horaa loo yiri
Ileen doqon dab ma leh

Miyir ma leh oo
damiir ma leh
Midkaan dumar cisayn
Daniir ma leh
Horaa loo yiri
Ileen doqon dab ma leh
Dabaal
Doqon dab ma leh
Doqon dab ma leh

Mida kale af kale eray kale
Mar kale amaba cid kale
Views raadis waryaa fal kale
Yaanan maqlin mar kale
Mar kale mar kale
Yaanan maqlin war kale

Cawaanoow
Waxan kula nahay col
Ciwaankaaga sheeg
Car hadaa tahay nin
Carfuun gabadheena cudoon
Cayuuni qurux geenyada
Cida u shidan
Lama ciilan caalamakaa jecel

Cawaanoow
Waxan kula nahay col
Ciwaankaaga sheeg
Car hadaa tahay nin
Carfuun gabadheena cudoon
Cayuuni qurux geenyada
Cida u shidan
Lama ciilan caalamakaa jecel

Cawaanoow
Waxan kula nahay col
Ciwaankaaga sheeg
Car hadaa tahay nin
Carfuun gabadheena cudoon
Cayuuni qurux geenyada
Cida u shidan
Lama ciilan cid walbaa jecel

Exit mobile version