VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkaaga - Lyrics

Dalku waa dalkaga Dadku waa dadkaga Wax uqabo iskaaga Yar iyo waynba u Istaaga x2 Dhaxda xiro qabo Qurunka daboola Qasab ayadon jirin Qeebtaada habee Dhulka qalaji dhiiq- Adana fogee wuna Qaribee qashin kan Guba guba guba x2 Dalku waa dalkaga Dadku waa dadkaga Wax uqabo iskaaga Yar iyo waynba u Istaaga x2 Wuna qaribe qashin Kaan guba bilicdii Dalkana banaan ka Soo dhiga sodhiga X2 Bulshoy san ugaarno Gusha amarka fulsha Wasaqda lunsha nad- Aafada xusha ninkii Diida usha x2 Dalku waa dalkaga Dadku waa dadkaga Wax uqabo iskaaga Yar iyo waynba u Istaaga x2 Kolba umada lama Huraan waa qaran Quruxda dad keena Inla ogaado qasab Caasimadeeena Muqdisho waa qani Ciyal xamar gacanta Is qabsada qajafta Uruuri gudo iyoo Banaan xaafadada Hubi isgarabsada Kuligiinba gala naga Gura wuuna qaribee Qashin kaan guba X2 Dalku waa dalkaaga Dadku waa dadkaga Wax uqabo iskaaga Yar iyo waynba u Istaaga x2 Dalkaaga udhimo Dhalinyaroy dhulkaga Ku faan dhalinyarooy Dhibkii wuu dhamade Dhalinyarooy horay Udhaqaq dhalinyaroy X2 Ka dhabee hadafkaga Howsha dhamee Wadanka dhisoo Nabada soo dhawee Xabadan ku dhalanay Naga dheeree dhalin Yaroy naga dheeree X2 Dalku waa dalkaaga Dadku waa dadkaga Wax uqabo iskaaga Yar iyo waynba isxil Qaama x2
Queue is empty
-- / --