1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Dalku waa dalkaga
Dadku waa dadkaga
Wax uqabo iskaaga
Yar iyo waynba u
Istaaga x2
Dhaxda xiro qabo
Qurunka daboola
Qasab ayadon jirin
Qeebtaada habee
Dhulka qalaji dhiiq-
Adana fogee wuna
Qaribee qashin kan
Guba guba guba x2
Dalku waa dalkaga
Dadku waa dadkaga
Wax uqabo iskaaga
Yar iyo waynba u
Istaaga x2
Wuna qaribe qashin
Kaan guba bilicdii
Dalkana banaan ka
Soo dhiga sodhiga
X2
Bulshoy san ugaarno
Gusha amarka fulsha
Wasaqda lunsha nad-
Aafada xusha ninkii
Diida usha x2
Dalku waa dalkaga
Dadku waa dadkaga
Wax uqabo iskaaga
Yar iyo waynba u
Istaaga x2
Kolba umada lama
Huraan waa qaran
Quruxda dad keena
Inla ogaado qasab
Caasimadeeena
Muqdisho waa qani
Ciyal xamar gacanta
Is qabsada qajafta
Uruuri gudo iyoo
Banaan xaafadada
Hubi isgarabsada
Kuligiinba gala naga
Gura wuuna qaribee
Qashin kaan guba
X2
Dalku waa dalkaaga
Dadku waa dadkaga
Wax uqabo iskaaga
Yar iyo waynba u
Istaaga x2
Dalkaaga udhimo
Dhalinyaroy dhulkaga
Ku faan dhalinyarooy
Dhibkii wuu dhamade
Dhalinyarooy horay
Udhaqaq dhalinyaroy
X2
Ka dhabee hadafkaga
Howsha dhamee
Wadanka dhisoo
Nabada soo dhawee
Xabadan ku dhalanay
Naga dheeree dhalin
Yaroy naga dheeree
X2
Dalku waa dalkaaga
Dadku waa dadkaga
Wax uqabo iskaaga
Yar iyo waynba isxil
Qaama x2